Dufcadii 7aad ee ka baxda machadka ZAYLAC ayaa waxa ay sameeyeen casha sharaf ay ku sharfayaan macalimoontooda, taasi ayaa qabsoontay isla habeen kadib markii ay shahaadada ka qaateen machadka Zaylac, cashadu waxa ay kadhacdey oo lagu sameeyey hotel RAYS ee ku yaalada magaalada boorama, G/Awdal. waa kan qaar ka mida sawiradii cashadu.
Sunday, September 4, 2016
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
0 comments:
Post a Comment